Taariikhda Abdisalam shekale Akusaidie oo dhameystiran
Saturday, June 22, 2019
Abdisalam Haji Muktar wxan kudhashey degmada diinsoor gobalka baay ee somaaliya sanadkii 1994. Abdisalam hooyadeyda waxa ladhaha Bai Eno oo ah marwada koowaad ee Haaji muktar. Abdisalam aniga yaranteyda waxan waxbarashadiisa kabilaabey dugsiga quranka kariimka kadibna waxaan kubiirey dugsiga hoose Waberi primary school balse wuxu ugu tagey fasalka 4aad kadib markii lacagtii iskuuka lawaayey mudo yar kadib waxan kubiirey dugsiga hoose dhexe Fatxu Raxman primary school oo ay taakuleyneysey sucuudiga. Sanadii 2005 waxan kubiirey iskuul lagu barto luugada ingriiska keli ah bilowgii 2007 dii ayan garwaaqsadey inan helo waxbarasho kahormarsan mida an degmadas kuheystey dulqaad iyo dadaal dheer kadib dabayaaqadii sanadkii 2010 kii aya waxan waxbarasho u aadey delka deriska ah ee Kenya waxan dib ubilqabey Taxfiidul quran iyo madaaris oo ah islaamic schools oo kuyiiley xerada qaxootiga ee ifo mudo sanad iyo bar halkaasina waxan kaqaatey shahaadada Xifdul quran by Alharamain foundation kadib waxan aaadey magalada garisa si aan u helo school sita batch ka dowlada kenya waxana kubiirey Boystown primary school 2 sano kadib waxan utalaabey nairobi halkaasboo jawi ahan iyo akhris ahanba kaficneed garisa waxana kubiirey Kenya Muslim Academey. Sanadii 2014 waxa ii idlaadey dugsiga hoose dhexe sandkii xigey aya ugudbey fasalka 1aad ee dugsiga sare afar sano kadib waxa ii afjarmey dugsiga sare sanadiii 2019 kii waxan kubiirey national college saxiib waxan ka reebney taariikhdeyda wajiyada kale ay leedahay wan kaxumahay
shekale.blogspot.com
Subscribe to:
Posts (Atom)